Hooyo & wiil ay dhashay oo ka mid noqday dadkii ku dhintay Qaraxii maanta

Saameynta murugada leh ee uu reebay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee lala beegsaday Baar Italia oo u dhow Muqdisho Mall, degmada Xamar-weyne ee magaalada Muqdisho waxaa ka mid ah hooyo iyo wiil ay dhashay oo ka mid noqday dadkii ku naf waayey qaraxaas. Hooyo Shukri C/llaahi iyo wiilkeedii Jacfar oo 17 sano jir … Continue reading Hooyo & wiil ay dhashay oo ka mid noqday dadkii ku dhintay Qaraxii maanta